AFAR DIBLUMAASI OO MADAXWEYNAHA AY ISKU HAYB YIHIIN OO LA MAGACAABAY IYO AFAR REER PUNTLAND AH OO SHAQADA LAGA JOOJIYEY
(Muqdisho, Isbahaysi) Intiina la socotay qoraaladii hore een ka samaynay musuqa iyo qaraabo kiilka ragaadiyay Dowladda Madaxweyne Xasan Sheikh, waxaa...