Qor si aad u raadiso maqaallo
ESC si aad u xidhid
Muuqaallo

HORDHAC: WARAYSI GUDDOOMIYAHA GOLAHA WARBAAHINTA MADAXA BANNAAN

Guddoomiyaha Golaha Warbaahinta Madaxa Bannaan (IMCoS), Mudane Yuusuf Xasan, oo waraysi siiyey Shabakadda Warbaahinta Isbahaysi ayaa sheegay in DFS ay cadaadis iyo caburin xooggan ku hayso warbaahint...

HORDHAC: WARAYSI GUDDOOMIYAHA GOLAHA WARBAAHINTA MADAXA BANNAAN

Guddoomiyaha Golaha Warbaahinta Madaxa Bannaan (IMCoS), Mudane Yuusuf Xasan, oo waraysi siiyey Shabakadda Warbaahinta Isbahaysi ayaa sheegay in DFS ay cadaadis iyo caburin xooggan ku hayso warbaahinta.

Kala Soco Waraysigan oo dhammaystiran, Isbahaysi, 8 May, 8:00pm, habeen danbe.

https://www.youtube.com/watch?v=n2Mvetyl92w